Skip to main content

 Logo

Tababarka Shaqo Kala-barida ee Daryeelka Guriga Lagu Bixiyo

Bogga ku eeg: Ingiriisi | Isbaanish | Ruush | Hmong | Karen

Horumarinta Xirfadeed ee Mushaharka Leh


Halkan Isaga Diiwaangeli Kalfadhiga Tabbabarka.

SEIU Healthcare Minnesota & Iowa iyo Gobolka Minnesota ayaa iska kaashanaya inay bixiyaan kalfadhi tabbabar oo MUSHAHAR LEH oo loogu talagalay daryeelayaasha Minnesota. Haddii aad ku cusub tahay daryeelka ama aad ka shaqeeneysay sanado badan, isku diiwaan geli maanta 3-saac, kalfadhi tabbabarka daryeelka guriga lagu bixiyo ah oona ka dhacaayo khadka tooska ah waxaadna:

Haddii aad u baahan tahay wax horay u sii qabanqaabin ama turjumaad, nagala soo xiriir (651) 294-8102 laga bilaabo 9-5 Isniin-Jimco.

Halkan Isaga Diiwaangeli Kalfadhiga Tabbabarka.



Sharaxaad

Buugga-hagaha Daryeel-bixiyayaasha Xirfadlayaasha ah

Markaad iska diiwaangeliso oo aad ka qaybgasho Tabbabarka, waxaad qiraysaa in u-qalmitaanka lacagta gunnadu uu ku xiran yahay inaad lixdii bilood ee la soo dhaafay daryeel-bixiye ahaan uga shaqaysay oo lagugu siiyay mushahar barnaamij uu khuseeyo heshiiska gorgortanka wadajirka ah ee u dhexeeya Gobolka Minnesota iyo SEIU Healthcare Minnesota and Iowa, inaad dhammaystirto kalfadhiga, iyo inaad buuxiso waraaqaha gunnada ee onlaynka ah.

Ka qaybgalayaasha tabbabarka waxaa laga filayaa inay daryeel-bixiyeyaasha kale iyo fududeeyayaasha ula dhaqmaan si xushmad leh. Haddii aad timaaddo in ka badan 15 daqiiqo oo daahitaan ah, ama aad seegto in ka badan 15 daqiiqo oo ka mid ah tabbabarka hagitaaneed, laguma calaamadayn doono inaad dhammaystirtay oo waxaad u baahan doontaa inaad dib u jadwaleysato.

Nagula soo xiriir telefoon ahaan: 651-294-8102 Isniin-Jimce 9am-5pm.

U dir iimayl support@mnhomecaretrust.org si aad u hesho taageero

Ogow Kahor Intaadan Bixin!

Muuqaal ku saabsan Sida loo Isticmaalo Zoom

Tababarka Shaqo Kala-barida ee Daryeelka Guriga Lagu Bixiyo

Macluumaad Muhiim ah oo ku saabsan Helitaanka gunnadaada $100 ah

Tababarka Shaqo Kala-barida ee Daryeelka Guriga Lagu Bixiyo